Arimaha Bulshada
Sociala Frågor
- Sanadadaan dambe waxaa ka socoto soshalmediyaha niman naagahooda aflagaadeynaayo , kuwaas niman laguma tilmaami karo waa xawayaaniin aan damiir leheen. Sow naag lama dhalin , ma dhalin umana dhixin maxaa ku kalifay iney sidaas ula dhaqmaan haweeney ay wacad wada mareen.
Hadaan nahay haweemka Rahmo Foundation ma ogolin nimanka naagaha la ficiltamo.
Ku Socoto Birikh iyo inta ku mabda ah.
Ciyaal weero ama Birqaatayaasha Muqdisho

Waa maxay Ciyaal weero Amma birqaate :
Ciyaal weero ama birqaatayaal waa gruub dhalin yaro oo isku abaabulay iney dadka dhacaan gabdhahana xoogaan sida ley sheegay.
Sida aan ka warqabno ama maqalno ciyaalkaan dhalinta yar waa ciyaalka xaafada waxa ayna dhibaato u geystaan dad ay yaqaanaan iyagoo marka ay weerarka galaayaan qaata midiyo walowba gadaashaan danbe ay ku darsadeen hub sida bistoolad.
waxaa ay cabsiyo badan soo wajahday dadka ku nool dagmooyinka magalada Muqdisho sida ley sheegayna ay ugu daran yihiin Kaaraan iyo madiino.
waxaa la sheegay iney isticmaalaan muqadaraad si ay u helaan lacagta ay ku gadan lahaayeena ay weeraraan dad masaakiin ah oo iyaga aan heysanin hanti badan.
birqaateyaalka waxa ay galaan guryaha dadka si ay uga soo helaan wax ay suuqa geystaan si ay ugu soo iibsadaan dragiska ay u baahan yihiin.
Ciyaal weero waxaa kale ay faraxumeeyaan ilmaha iyagoon u nixin gabar ama wiil
Hadaba maxaa la gudboon dowlada Soomaaliya?
1- Iney u naxaan dadkooda kuwa ugun nugul.
2- Iney ka dulqaadaan waalidiinta caruurtoodi dulowday iyaguu u sameynaayo daryeel maskaxiyeed iyo mid caafimaad.
3- Iney dowladu u sameyso dhalinyarada shaqo abuur.
4- Iney helaan caruurta skol si aan looga faa,iideysanin looguna qasbin iney iyagu gadaan dragiska.
5-Ururada rayidka waa iney iyaguna iska saaraan doorkoodii.
6- Golaha shacabka ee matalo gobolka banaadir waa in lagula xisaabtamaa doorka ay ku leeyihiin hadii aysan ka qaadan.
7-Waalidiinta waxaa la gudboon iney boliiska ku wargaliyaan caruurtooda habdhaqankooda si, si wax loola qabto caruurta la marinhabaabiyey.
Qoraalkaan waxaa igu qasbay inaan idiin soo gudbiyo kadib markii uu ii soo waramay qof aniga qaraabo ila ah oo gurigiisa ay weerareen Ciyaal weero ama birqaadate dagana degmada Kaaraan. Isagoo ii sheegay in laga boobay taleefano iyo qalabkale oo gurigiisa yaalay.
waxaa kale oo uu sheegay in isagoo jidka maraayo lagu weeraray baangado iyo bistoola uu isagana ca cararay isagoo ka galay guri ayna markaas waayeen meel uu jaan dhigay kadibna ay isaga tageen.
waa nasiib daro iney arintaas soo noqnoqoto.

Vad är det barn som attackerar Amma Birqaate?
Att attackera pojkar eller mobbare är en grupp ungdomar som har organiserat sig för att råna människor och några av flickorna som de sa.
Som vi känner till eller hör om dessa små barn är de barn i grannskapet och de orsakar problem för människor de känner genom att ta knivar när de attackerar, även om de lägger till vapen som pistoler.
Många farhågor har mötts av människorna som bor i distrikten i staden Mogadishu och enligt dem är de allvarligaste Karaan och Medina.
Det sägs att de använder pengar för att köpa pengar för att attackera fattiga människor som inte har mycket rikedom.
Handlarna går in i folks hem för att hitta saker att ta med på marknaden för att köpa de kläder de behöver.
De angriper också barnet utan att tycka synd om en flicka eller en pojke.
Så vad ska regeringen i Somalia göra?
1- De har medkänsla för sina människor som är de mest utsatta.
2- Att ha tålamod med föräldrarna till sina äldre barn som gör mental och medicinsk vård för dem.
3- Regeringen bör skapa jobb för ungdomar.
4- Att få skolbarn så att de inte utnyttjas och tvingas köpa sina egna kläder.
5-Civila organisationer bör också spela sin roll.
6- Folkförsamlingen som representerar Banadir-regionen bör hållas ansvarig för sin roll om de inte tar den.
7-Föräldrar bör informera polisen om sina barns beteende för att hantera vilseledda barn.
Jag tvingades skicka in det här inlägget till dig efter att jag fick höra av en släkting till mig att hans hus attackerades av en grupp beväpnade män som bodde i distriktet Karaan. Han berättade att telefoner och andra enheter stals från hans hus.
Han sa också att han blev attackerad med macheter och pistoler på vägen och han sprang iväg genom att gå in i ett hus och sedan förlorade de hans plats och sedan lämnade de honom.
Det är olyckligt att detta händer igen och igen.

Somaliya Nationalda.
Iyadoo markaa lagu heeso heesta ah Qolabaa calankeedu waa ceynee inagaa keenuwaa cirkoo kalayee aadba leheey ee caashaqayee.
waxaana looga hadlaa munaasabada isticmaarkii iyo dhibaatadii uu dalka Soomaaliya u geystay ayna wanaagsan tahay in loo dabaaldago in laga adkaaday oo laga xoroobay gumeystihii sida sharcidarada eheed ku joogay geyigeenii Soomaaliya.


26/6/1960 62 sanno guurada Calanka Soomaaliya

Lixdan iyo labo sano ka hor, maanta oo kale, ayey aheyd markii gobolladii waqooyiga Soomaaliya ee la oran jiray British Somaliland ay xorriyadda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska.

Maalmo kaddibna waxa ay la midoobeen gobolladii koonfurta Soomaaliya ee la oran jiray Italian Somali - sidaasna waxaa 1-dii Luulyo 1960-kii ku sameysmay Jamhuuriyadda Soomaaliya

Magaalada Hargeysa oo xarun u aheyd maamulka gumaystihii Britain ee gobolladaasi, todobaadyadii ka hor maalinta xoriyadda, waxay kooxihii xorriyad-doonka ahaa ka wadeen diyaar garow aad u ballaaran oo ku aadanaa waynaynta maalintaas.
Sawirro lasoo helay ayaa muujinaya in Degmada Cadale Ee Gobolka Shabellaha Dhexe ay aheyd meel qadiimi ah,waana goobtii Gumeystihii Talyaaniga kasoo galeen Soomaalia.
Wiigii Xoriyada Soomaaliya Somaliska självständighetsveckan




För sextiotvå år sedan, liksom idag, blev de norra regionerna i Somalia, kända som Brittiska Somaliland, oberoende från brittiskt styre.Dagar senare slogs de samman med de södra regionerna i Somalia som kallas italienska somalier - och bildade därmed Somaliska republiken den 1 juli 1960.I Hargeisa, säte för det brittiska kolonialstyret i regionen, under veckorna fram till självständighetsdagen, gjorde befrielsegrupper omfattande förberedelser för dagen.Deltagarna beskrev dagen som en dag som alla somalier väntat på.
Waxaan filaayaa marka aad xuriyad soo xasuusataan, Waxaa dhagihiina kusoo dhacaya" goormaan Ladnaaney Lixdankii, Lugooyadii na deysay 26-kii June, goormaan Lulanay, 6-dii saacc goormaa Libaaney, 1-dii Luulyo labo midowday.Erayadaas waxaa ay soo koobayaan dareen jiray 26-kii ilaa 1 July 1960-kii, Maalmahaas oo kale Soomaaliya horay uma soo marin.

Tacsi Tiiraanyo leh oo ka dhacday Magaladan Norrköpin, iyo wiil yar oo ku geeriyooday , waxaan tacsi u direynaa waalidiintii uu ka geeriyooday marxuumka 15jirka ahaay, allah ha u naxariisto , waalidkiis iyo qaraabadiisana samir allaha ka siiyo.
w
wa
15-årig pojke död efter allvarlig singelolycka
Sex tonåringar skadade • Bilen var anmäld stulen
Uppdaterad: Igår 21:10
Publicerad: Igår 16:15
En 15-årig pojke har avlidit efter en singelolycka i Norrköping. Polis, ambulans och räddningstjänst larmades under eftermiddagen till Himmelstalundsområdet där en personbil kraftigt kolliderat med något. I bilen färdades sju personer och under kvällen bekräftar polisen att det handlade om killar i 15-årsåldern. De andra sex pojkarna är skadade i olika grad.
Polisen säger att olyckan kommer utredas och har även inlett en förundersökning om tillgrepp av fortskaffningsmedel då personbilen var anmäld stulen.
Olyckan inträffade vid 15.30-tiden på måndagen på en väg intill en campingplats i Himmelstalundsområdet i Norrköping. Bilen, en stadsjeep, kolliderade med ett träd och hamnade därefter upp och ner.
Alla som färdades i bilen skadades och, utöver pojken som omkom, ådrog sig tre av de andra inblandade allvarliga skador.
Wiil 15 jir ah ayaa dhintay ka dib shil halis ah oo keli ah
Lix dhallinyaro ah ayaa dhaawacmay • Gaariga ayaa la sheegay in la xaday.
La cusbooneysiiyay: Shalay 21:10
La daabacay: Shalay 16:15
Wiil 15 jir ah ayaa ku dhintay shil kali ah oo ka dhacay magaalada Norrköping. Booliska, ambalaasyada iyo samatabbixinta ayaa galabta lagu wargaliyay agagaarka Himmelstalund halkaas oo baabuur uu ku dhacay. Todobo qof ayaa ku safrayay baabuurka, fiidnimadii, booliisku waxay xaqiijiyeen inay ku saabsan yihiin wiilal 15 jir ah. Lixda wiil ee kale ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo kala duwan.
Booliska ayaa sheegay in shilkan la baari doono, sidoo kalena ay bilaabeen baaritaan horudhac ah oo ku aadan qaabka loo isticmaalay maciishad markii gaariga la xada.
Shilka ayaa ka dhacay 15.30 ee isniinta wadada dhinaceeda xero ku taal agagaarka Himmelstalund ee Norrköping. Gaariga oo noociisu ahaa Jeep-ka magaalada ayaa ku dhacay geed ka dibna rogmaday.
Qof kasta oo la socday gaariga ayaa dhaawac uu soo gaaray, waxaana marka laga soo tago wiilka dhintay, saddex ka mid ah dadka kale ay soo gaareen dhaawacyo halis ah.
5 wiil oo lagu xiray isteshinka norrkoping
waxaa 31/3 lagu xiray 5 wiil oo mid ka mida lasii daayey.wiilasha la xiray qaarka mida hooyadood ayaa noo warantay waxey noo sheegtay in aan weli wax danbi ah lagu heyn laguna sii heyn doono aqalka poliska ilaa laga helo cadeymo lagu maxkamadeyn karo.Hadan nahay Jaaliyada Somalida dagan Norrkoping waxaan ka warsugeynaa cadaalada iyo sharciga.
Sociala frågor.
31/3 grep 5 pojkar och en släpptes.
Några av de gripna pojkarnas mammor berättade att de ännu inte hade åtalats och att de skulle hållas kvar på polisstationen tills bevis fanns tillgängliga för att åtala dem.
Vi i det somaliska samhället i Norrköping efterfrågar rättvisa och rättssäkerhet.
5 pojkar gripna vid Norrköpings station
Det fanns också arresteringar av andra anklagade för att vara bland dem som kastade sten.
Somalier som bor i Norrköping är oroliga och barn frågar varför Koranen brändes under deras fönster och föräldrar har ännu inte fått svar.
Somaliska folket ber Norrköpingspoliser att komma till de för att diskutera ärendet.
Vi kommer att ta reda på vad som ligger i människornas intresse i denna stad och hur de kan vara säkra.
Kontakta oss
info@folketstolk-sweden.se
0764503381
waxaa kale oo jiro in la xiray dadkale oo lagu eedeeyey iney ku jireen dadkii iyagu tuuraayey dhagxaanta.
Somalida Norrkoping dagan waxaa soo wajahaayo welwel iyo caruurtii oo iyaga weydiinaaya sababta dariishadooda hoosteeda loogu gubay rabay Kitabka quranka iyadoo weli waalidiinta aysan jawaab u helin ilaa iyo hada.
waxaan ka codsaneynaa in poliska Norrkoping ay noo imaadaan si aan uga hadalno arintii dhacday,
waxaan isla ogaaneynaa maxaa dan u ah dadka ku nool magaaladaan iyo sidii ay ku nabad gali lahaayeen.
nagala soo xiriir
foundationrahmo1@gmail.com
0764503381





